Wararka

Maxkamada Sare ee Mareykanka ayaa go’aan ka soo saartay sharciyada degenaanshaha…


Maxkamada Sare Maraykanka ayaa go’aan ka soo saartay in sharciga degenaanshaha ee loo yaqaano Kaarka Cagaaran (Green Card) aan loo ogolaanin qofkii haysta waxa loo yaqaano Sharciga ku meel gaarka ah Temporary Protected Status (TPS), haddii uu qofku si sharci daro ah dalka ku soo galay markii uu is dhiibayey ama uu codsiga degenaanshaha dalka codsanayey.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in go’aanka ay gaartay Maxkamada dalka Mareykanka ay dhabar jab ku tahay dad badan oo Soomaaliyeed iyo qowmiyadaha kaleba ee soo galootiga ku ah dalkaas, kuwaas oo muddo sugayay sharci rasmi ah.

Qareenadda iyo sharci yaqaanadda ayaa ku dhiirigelinaya qof kasta oo ay arrintani saameeyn ku leedahay in ay la xiriiraan qofka u qareenka ah si ay uga helaan wixii faah faahin ah ee la xiriira g’aanka Maxkamada.

Wadanka Mareykanka ayaa waxaa ku nool Soomaali farabadan kuwaas oo qaarkood heysta sharci rasmi ah halka kuwo kale ay si sharci darro ah ku joogaan, iyada oo go’aanka kasoo baxay Maxkamadda uu saameyn doono.

Shabakada Wararka, hagaag.com info@hagaag.com

About Admin (14268 Articles)
Wararka Somalia iyo kuwa caalamka ayaan idinka haqab tireynaa.

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Beddel )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Beddel )

Connecting to %s

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: