fanka
Allaha u naxariistee waxaa xalay dalka Jarmalka ku geeriyooday fannaankii weynaa ee Qaranka Soomaaliyeed, Cabdi Cali Bacalwaan. Hobolka ayaa muddooyinkii ugu dambeysay ku
[...]
24 Diseembar 2020 // 0 Comments
Maxkamad Mareykan ah ayaa diiday dacwad ay keentay fanaanada caanka ah ee Britney Spears oo ah 38 jir, si ay u joojiso doorka aabeheed ee ilaaliyaha sharciga ah ee
[...]
14 Nofeembar 2020 // 0 Comments
Dadkeygow ka digtoonaada cudurkan Dimoqraadiga ah ee dabar soo goostay, daacuunka ka daran, hindhisow kugu dilaa. U duceeya dadkii naga baxay, dib looma arko ambalaasta ruxay
[...]
13 Nofeembar 2020 // 0 Comments
Idaacada BBC-da ayaa ku dhawaaqday geerida jilaaga caalamiga ah ee reer Scotland Sean Connery oo ku dhintay da’da 90 jir. Waana qofkii ugu horreeyay ee soo bandhiga
[...]
31 Oktoobar 2020 // 0 Comments
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay maanta fanaanadii caanka ahayd Seynab Xaaji Cali Baxsan oo sanadihii la soo dhaafay xanuunsanaysay. Seynab Xaaji
[...]
19 Oktoobar 2020 // 0 Comments
Jilaagii weynaa ee reer Masar Maxamuud Yaasiin ayaa saaka oo Arbaca ah subaxnimadii hore geeriyooday, isagoo jira 79. Amr Maxmuud Yaasiin, oo ah wiilka fanaanka geeriyooday,
[...]
14 Oktoobar 2020 // 0 Comments
Fanaanada reer Mareykan Rihanna ayaa Muslimiinta ka raali galisay adeegsiga hees ay ku jiraan ereyo ka mid ah xadiithka Nabiga NNKH ee sharafta leh, kaas oo la soo bandhigay
[...]
8 Oktoobar 2020 // 0 Comments
Atooraha lagu magacaabo Chadwick Boseman, oo aad loogu xusuusto kaalintiisa filimkii Black Panther ayaa u geeriyooday cudurka kansarka sida uu sheegay qoyskisa. 43 sanno
[...]
29 Agoosto 2020 // 0 Comments
Doorasha Dadban iyo Dastuur Qabya ah.Dadweynaha Dalkeyga maDoqonba ma Darooga la siyey mise Indhaha Dam ahDulaal iyo Dad qalata Dawarsi ku nool ahDalka iyo DadkibaDolar
[...]
28 Agoosto 2020 // 0 Comments
Jugtii ka yeertay Jubba landiyo Madaxtoyada JuuniJeela u Jooga iyo walalkey Jeesow.Jowhar iyo Hiiraan jadeeca laysay caruurti juucna u dheeryahay.Jufooyinkey ka dhasheen jid
[...]
26 Agoosto 2020 // 0 Comments
Aktaradda caanka ah Saba Sahar, islamarkaana aheyd haweeneydii ugu horeysay ee agaasime ka noqto filim dalka Afghanistan, ayaa lagu toogtay caasimadda Kabul. Haweneydaan oo
[...]
26 Agoosto 2020 // 0 Comments
Qab qab dhafay Qiyana iyo shirqool.Qayre Qoor Qoor ka dooro.Qayre qaranka wuxuu u qabtay umadda wada qireyso ma ahayn qaainul wadan.Qaatuliin Barlamaanka qotoma qadashada
[...]
26 Agoosto 2020 // 0 Comments
Siyaasiga iyo siyaasada Somalia, waa silic iyo saxariir ku noolow,Saboolnimo ku barbaartay, sibraar maran bey sitaan, sadaqada shisheeye yey sugaan iyo cid wax siisa.Waa
[...]
19 Agoosto 2020 // 0 Comments
Dalka ya u maqanDawirsi shisheeyeDulaal iyo DabadhilifDuq beleed aan xishoonDalka ya u maqan.Diyasbara Dibadda ku saaqidayderaja doon ahDalka ya u maqan.Dulli Xabsiyada ku
[...]
28 Luulyo 2020 // 0 Comments
Tii daacada ii aheyd anigaa dulmiyey oo dareenkeeda dumiyey,qofka dantiisa haduusan garan dabin baa u yaal,dood dheer iyo dagaal aan dhamaad laheyn baan ku daalay,dardaarnkii
[...]
28 Luulyo 2020 // 0 Comments