National
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula kulmay Wasiirada
[...]
7 Maarso 2021 // 0 Comments
Afhayeenka Xukuumadda Somalia, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu diyaar u yahay in la sii wado wadahadalada Midowga
[...]
7 Maarso 2021 // 0 Comments
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhimatay 30 kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen adeegga ambalaasyada ee Aamiin Ambulance. Qaraxa ayaa ka
[...]
6 Maarso 2021 // 0 Comments
Xasan Cali Khayre oo ka mid ah Midowga Musharaxiinta ayaa shaaca ka qaaday in dib loo dhigay bannaanbixii Sabtida, ka dib markii uu Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay is
[...]
5 Maarso 2021 // 0 Comments
Waxaa xalay shir saacado badan qaatay Magaalada Muqdisho ku yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Somalia, Maxamed Xuseen Rooble iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta, iyadoo shirka
[...]
5 Maarso 2021 // 0 Comments
Ururka Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii ballaarnaa ee xalay lagu qaaday xabsiga weyn ee Magaalada Bosaso. Ururka Al Shabaab ayaa qoraal uu soo saaray
[...]
5 Maarso 2021 // 0 Comments
Faah faahino ayaa ka soo baxaya weerar saf ballaaran oo saqdii dhexe ee xalay lagu qaaday Xabsiga Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Xoogag loo maleynayo Shabaab ama
[...]
5 Maarso 2021 // 0 Comments
Maanta la filayay in Magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka lagu dhameystirayo arrimaha doorashooyinka ee dalka, laakin ma muuqato saansaan shirkaasi la xiriira. Madaxweyne
[...]
4 Maarso 2021 // 0 Comments
Ra’iisal Wasaaraha Somalia, Maxamed Xuseen Rooble markii uu qiimeeyey soo laba kaclaynta xanuunka COVID-19 Markii uu dib u eegis Ku sameeyey go’aamadii hore ee
[...]
3 Maarso 2021 // 0 Comments
Ururka Al-Shabaab ayaa shan ruux ku fuliyay xukun dil ah fagaaro ku yaalla magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, kuwaasi oo lagu eedeeyey inay u basaaayeen dowlada
[...]
3 Maarso 2021 // 0 Comments
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa cago-jiid ka muujiyay shirka wadatashiga, ee uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi
[...]
3 Maarso 2021 // 0 Comments
Maamulka Puntland ayaa soo jeediyay in shirka wadatashiga qaran lagu qabto Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland
[...]
3 Maarso 2021 // 0 Comments
Qoraal ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa loogu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada dalka kajira inay ka wada hadlaan si
[...]
2 Maarso 2021 // 0 Comments
Midowga Musharaxinta ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uu carqaladeynayo wadahadallada Midowga Musharraxiinta iyo Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya. “Waxaase
[...]
2 Maarso 2021 // 0 Comments
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qiray in siyaasadda Somalia ay tahay mid aad u dhib badan, qofka ka shaqaynayana ay ku adag tahay.
[...]
2 Maarso 2021 // 0 Comments