Sports
Chelsea ayaa sii wadata soo noolaashaheeda waxayna guul qaali ah ka gaartay kooxda difaacaneysa horyaalnimada Liverpool, iyadoo gool aan jawaab laheyn looga dhaliyay
[...]
5 Maarso 2021 // 0 Comments
Manchester City ayaa halkeedii kasii wadata bilawgii wacnaa ee safarka ay ugu jirto inay soo ceshatay hanashada Horyaalka Premier League ee England waxayna guul qaali ah 2-1
[...]
27 Febraayo 2021 // 0 Comments
Novak Djokovic hogaamintiisii Australian Open ayaa muuqata, waayo wuxuu gaaray sagaal jeer final iyo sidoo kale sagaal jeer oo uu ku guuleystay. Djokovic wuxuu qarka u saaran
[...]
21 Febraayo 2021 // 0 Comments
Liverpool ayaa sii wadata taxanaheeda guuldarada ee niyad jabka leh, iyada oo guuldarro 2-0 ah ka soo gaadhay Everton, guuldaradii afaraad ee isku xigta ee Premier League
[...]
21 Febraayo 2021 // 0 Comments
Gabadha reer Japan ee lagu magacaabo Naomi Osaka ayaa ku guuleysatay horyaalnimada tennis-ka ee Australian Open, ka dib markii ay ka adkaatay Jennifer Brady oo u dhalatay
[...]
20 Febraayo 2021 // 0 Comments
Manchester City ayaa sii wadata guulaheedii is xigxigay ee Horyaalka Ingiriiska waxaana ay guul qaali ah oo 3-1 ka gaartay kooxda Everton, fiidnimadii Arbacada, ciyaartii dib
[...]
18 Febraayo 2021 // 0 Comments
Weeraryahanka kooxda Barcelona Antoine Griezmann ayaa aaminsan in ninka ay isku wadanka ka soo jeedaan ee Kylian Mbappe, weeraryahanka Paris Saint-Germain, inuu awood u
[...]
17 Febraayo 2021 // 0 Comments
Kooxda reer England ee Liverpool ayaa guul qaali ah oo laba gool ah ka gaadhay kooxda reer Jarmal ee Leipzig lugtii 1-aad ee wareega 16-ka ee tartanka champions League, si ay
[...]
17 Febraayo 2021 // 0 Comments
Manchester City ayaa iska wadata guulaheeda 15 kulan, waxayna fadhidaa kaalinta koowaad iyadoo leh 53 dhibcood hal ciyaarna weli gacanta ku heysata. Waxay u aheyd Mourinho
[...]
13 Febraayo 2021 // 0 Comments
Kooxda difaacaneysa horyaalnimada Premier League ee Liverpool ayaa la kulantay guuldaradii seddexaad oo isku xigta ee Premier League Ingriiska, kadib markii guuldarro ka soo
[...]
13 Febraayo 2021 // 0 Comments
Ciyaartii xiisaha laheyd ee la wada sugayay oo Liverpool laga sugayey oo keliya inay guuleysato haddii ay rabto inay tartanka horyaalka ku sii jirto ayaa goor dhow waxay ku
[...]
7 Febraayo 2021 // 0 Comments
Manchester United ayaa ku dhacday afka Everton oo la gashay barbardhac 3-3 wareega 23aad ee Premier League, maalin ay ku beegantahay sanadguuradii musiibadii dhinaca cirka ee
[...]
7 Febraayo 2021 // 0 Comments
Chelsea ayaa ku guuleysatay derbiga caasimada Ingiriiska ee London, waxaana ay garaacday Tottenham fiidnimadii Khamiistii ee wareega 22aad ee Horyaalka Ingriiska, waxay ku
[...]
5 Febraayo 2021 // 0 Comments
Xilli ciyaareedkan waxaa ka dhex jira shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub, kooxdihii xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay hantay horyaalka waxay la dhibtooneyaan inay
[...]
4 Febraayo 2021 // 0 Comments
Jurgen Klopp oo ah tababaraha kooxda Liverpool ayaa amaan kula dul dhacay qab ciyaareedka kooxdiisa oo sida geesinimada leh u soo afjareen kooxda Tottenham, kadib markii ay
[...]
29 Janaayo 2021 // 0 Comments