World
Joe Biden ayaa loo dhaariyey Madaxweynaha 46aad ee Mareykanka maanta oo Arbaco ah, halka Kamala Harris loo dhaariyey Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka. Kamala Harris ayaa
[...]
20 Janaayo 2021 // 0 Comments
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Masar ayaa ku dhawaaqday in Masar iyo Qatar ay maanta kala saxiixdeen laba qoraal oo rasmi ah oo ay ku heshiiyeen in la soo celiyo xiriirkii
[...]
20 Janaayo 2021 // 0 Comments
Wargeyska The Wall Street Journal ayaa sheegay in Madaxweynaha xilka ka degaya Donald Trump uu maalmihii ugu dambeeyay kala hadlay kaaliyeyaashiisa suurtagalnimada sameynta
[...]
20 Janaayo 2021 // 0 Comments
Saacado yar ka hor inta uusan ka dagin xilka madaxtinimada Mareykanka, ayuu madaxweyne Trump shalay galab soo saaray muuqaalki ugu danbeeyay ee uu kula hadlay
[...]
20 Janaayo 2021 // 0 Comments
Madaxweynaha la doortay Joe Biden ayaa wuxuu qorsheynayaa inuu soo bandhigo sharci ballaaran oo socdaalka ah maalinta ugu horreysa ee maamulkiisa, kaasi oo bixinaya dariiq ah
[...]
19 Janaayo 2021 // 0 Comments
Iyada oo Washington ay isku diyaarineyso xaflada caleemo saarka Joe Biden ee madaxweynenimada Mareykanka Arbacada, waxaa ciidamada Mareykanka ku sii kordhaya
[...]
19 Janaayo 2021 // 0 Comments
Alexei Navalny oo ah nin si wayn u dhaliila aqalka Kremlin-ka ee Ruushka ayaa la sheegay in la xiray ka dib markii diyaaraddii sidday ay ka soo caga dhigtay garoon ku yaalla
[...]
18 Janaayo 2021 // 0 Comments
Warbaahinta Mareykanka ayaa tabisay in Madaxweynaha la doortay Joe Biden uu soo saari doono amarro dhowr oo fulin ah, oo ay ka mid tahay in laga qaado xayiraadda gelitaanka
[...]
17 Janaayo 2021 // 0 Comments
Ra’iisul wasaaraha gobolka Jarmalka ee North Rhine-Westphalia Armin Laschet ayaa ku guuleystey hogaaminta xisbiga “Christian Democratic Union”, ka dib
[...]
17 Janaayo 2021 // 0 Comments
Guddiga doorashada ee dalka Uganda ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay in Yoweri Museveni uu ku guuleystey doorashada madaxweynaha dalka Uganda. Mr Museveni ayaa helay codad
[...]
16 Janaayo 2021 // 0 Comments
Dowladda Holland ee uu madaxda ka yahay Mark Rutte ayaa Jimcihii is casishay kadib soo shaac bixidii “fadeexada gargaarka caruurta”, oo aheyd shaacinta eedeymo
[...]
16 Janaayo 2021 // 0 Comments
Afhayeenka rasmiga ah ee Golaha Siyaadada ee Suudaan, Muxammad al-Faki Suleymaan, ayaa sheegay in uusan jirin iclaamin dagaal oo ka dhan ah Itoobiya, halka xiisad ay ka dhex
[...]
16 Janaayo 2021 // 0 Comments
labo sano ayaa kasoo wareegtay weerarkii Al-Shabaab ku qaaday hoteelka Dusit D2 ee bartamaha magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku dileen 22 qof. Sanad guuradan ayaa imaaneysa
[...]
16 Janaayo 2021 // 0 Comments
Booliska dalka Kenya ayaa bilaabay baadi goobka lix ka tirsan dagaalyahanadda Al-Shabaab oo Arbacadii weerarray gaar Bas ah oo marayay aaga degmada Wajeer oo u dhaw xadka
[...]
14 Janaayo 2021 // 0 Comments
Sacuudi Carabiya ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay ogolaansho la’aan u safraan 12 dal oo uu saameeyay coronavirus. Xogta ayaa sheegeysa in wadamadaasi ay kala
[...]
14 Janaayo 2021 // 0 Comments